Adeeg Tayo Sare • Laascaanood, Sool, Somalia

Nadaafad Hufan.

Adeegga Nadiifinta ee Ugu Sarreeya Soomaaliya.

Fiiri Adeegyada

Waxa Aan Bixinno

Adeegyadeena

home_work

Nadiifinta Guryaha

Nadiifin dhammaystiran oo loogu talagalay guryaha raaxada iyo dayactirka sare.

domain

Nadiifinta Xafiisyada

Nadiifin xirfad leh oo loogu talagalay xafiisyada ganacsiga iyo shirkadaha.

local_laundry_service

Dharka iyo Carbuudka

Daryeel gaar ah oo loogu talagalay carbuudada, shaashada iyo dhar kale.

eco

Nadiifin Dabiici ah

Nadiifin 100% dabiici ah oo aan kiimikada lahayn, saaxiib la ah deegaanka.

event_seat

Nadiifinta Dhacdooyinka

Nadiifin degdeg ah kadib aroosyada, xafladaha iyo shirarka gaarka ah.

Nagu Saabsan

Hufan Cleaning Service

Hufan Cleaning Service waa shirkad horseed u ah bixinta adeegyo nadaafadeed oo dhamaystiran, casri ah, loona qaabeeyay baahiyaha kala duwan ee qoysaska iyo ganacsiyada Soomaaliyeed. Waxaan u taagannahay inaan beddelno habka nadaafadda, annagoo isku xidhayna shaqaale tababaran, farsamo sare iyo mashiino casri ah.

Hadafkayaga: In aan abuurno deegaan nadiif ah, caafimaad leh, bulshadana ka caawiya nolol wanaagsan iyo wax-soo-saar sare.

Amaano Qanaacada Macmiilka Kalsoonida Mas'uuliyadda Bulshada
flag

Hadafkayaga

Deegaan nadiif ah oo caafimaad leh

lightbulb

Aragtidayada

Hoggaanka oo aan gaadhno sannadka 2035

handshake

Hawlgalkayaga

Adeeg nadaafadeed oo la isku hallayn karo

groups

Shaqo Abuur

Fursado shaqo oo waara dhalinyarada

Qiyamkayaga

Waxaan Ku Dhisanahay

verified

Amaano iyo Masuuliyad

Amaanadu waa halka ay ka bilaabato shaqadayadu. Waxaan macaamiishayada u dammaanad qaadaynaa ilaalinta sirta, bedqabka hantidooda, iyo masuuliyadda buuxda ee ficil kasta oo ay sameeyaan kooxdayadu.

star

Qanaacada Macmiilka

Shaqadayadu ma dhammaato ilaa uu macmiilku si buuxda u qanco. Haddii aad dareento in adeeggu uusan gaadhin heerka aad filaysay, waxaan diyaar u nahay inaan dib u saxno shaqada si bilaash ah.

schedule

Ilaalinta Ballanta iyo Kalsoonida

Ballantu waa deyn, oofinteeduna waa waajib. Waxaan macaamiishayada u dammaanad qaadaynaa in shaqada loo qabto sidii lagu ballamay, waqtigii loogu talagalay, iyo heerka tayada ee aan ballan-qaadnay.

public

Mas'uuliyadda Bulshada

Hufan ma ahan ganacsi faa'iido kaliya raadinaya, balse waxaan qayb ka nahay dhismaha mustaqbalka dalka, annaga oo shaqo u abuurna oo tababarra dhalinyarada Soomaaliyeed.

Diyaar Ma U Tahay?

Nala xiriir maanta oo dalbo adeegga nadiifinta ee ugu fiican.

Nala Xiriir

Xidhiidh

location_on

Cinwaanka

Laascaanood, Sool, Somalia

call

Telefoon

+252 63 9186666

mail

Email

info@hufanservices.com